Hadalhaynta ( #SomaliTrending )
Hadalhaynta ( #SomaliTrending )

@Hadalhaynta

2 Tweets 5 reads Oct 22, 2019
#Hadalhaynta #DegDeg Waxaa la helay warbixin #SirCulus oo faahfaahsan taas oo cadaynaysa CIISE TARABUN sida loo fududeeyay in la siidaayo, cida fududaysay, passport ka cida u samaysay & garoonka Adan Cade oo lagu celiyay siduu ku dhaafay ugu danbayntii, faahfaahin dheeri ah ?.
#Hadalhaynta Cornel Mocoow: " Sidee nin #AlShabaab ah oo xasuuqay dadka reer #Mogadishu loogu xukumay 2 sano, halkay iska qabanaysaa hadalki uu jeediyay wasiir Ducaalle, halkaas waxa iiga muuqda in dowladda @M_Farmaajo aysan dagaal kula jirin kooxda argagaxisada ee #AlShabaab ".

Loading suggestions...